Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Ibrahim Cali Xuseen


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Kusoo dhawaada saaxibayaal Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, oo todobaadkaan ku saabsan caqabadaha hortaagan rajada laga qabo in shidaal laga soo saaro Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa marti ku ah, Ibrahim Cali Xuseen oo ah u qeybsanaha xiriirka dibada ee Wazaarada Batroolka, Macdanta iyo Biyaha Soomaaliya.

Wariyaheena Jamaal Axmed Cusmaan, ayaa nala socodsiinaya.

Barnaamijka wicitaanka dhageysaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:03 0:00



XS
SM
MD
LG