Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan Looga Hadlay Tayaynta Waxbarashada


Burco Academy
Burco Academy

Kulan ayaa ka qabsoomay gobolka Virginia ee ku yaalla duleedka Washington, kaas oo looga hadlayey tayaynta waxbarashada gaar ahaan dugsi waxbarasho oo laga furay magaalada Burco.

Dugsigan ayaa manhajka lagu dhigayo laga dheegtay dugsiyo ka jira gobolka Virginia ee dalkan Maraykanka, sidoo kale macalimiinta dugsigaas ayaa iyana ka kala imanaya dalal ay ka mid yihiin Maraykanka iyo Ingiriiska.

Haddaba qaar ka mida hoggaanka dugsiga iyo martida ka soo qayb gashay ayaa la hadlay VOA.

Kulanka Dugsiga Burco
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:52 0:00

XS
SM
MD
LG