Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askar Mareykan Ah Oo La Dilay


Police officers block off a road after a shooting of police in Baton Rouge, Louisiana, July 17, 2016.
Police officers block off a road after a shooting of police in Baton Rouge, Louisiana, July 17, 2016.

Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warrantay in ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada booliska magaalada Baton Rouge gobolka Louisiana ee dalka Mareykanka ay geeriyoodeen kadib marki la toogtay.

Wali ma cada cida ka danbeysay weerarka ka danbeysay, hase yeeshee faahfaahinta ku saabsan weerarkaasi ayaa isa soo tareysa.
Magaalada Baton Rouge ayaa ah halki ay ka dhaceen isku dhacyadi uu dhiiga ku daatay ee horaanti bishaan dhexmaray ciidamada booliska iyo qaar ka mid ah dadka tirsan bulshada Madawga Mareykanka.

Qalalaasi waxa ay ka danbeeyeen kadib marki laba sarkaal oo cadaan ah oo ka tirsan ciidamada booliska ay toogteen 5-ti bishan July nin madaxowga Mareykanka ah oo lagu magacaabo Alton Sterling, kaasoo banaanka hore ee tukaan ku taala Baton Rouge ku iibinayey cajaladaha CD-yada.

XS
SM
MD
LG