Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Cusub ee Britain oo Wasiiiro Magacowday


Raysal wasarihii hore ee Britain David Cameron, ayaa xafiiska isaga tagay shalay oo Arbaca aheyd, kadib markii ay Britain go'aansatay inay ka baxdo Midowga Yurub, arrintaas oo uu Cameron ka soo horjeedey.

Theresa May, ayaa durba xafiiska la wareegtay iyadoo magacowday xubno wasiirro ah, kuwaas oo hor yaalla howlo adag. Jamal Axmed Cismaan, ayaa warbixintan nooga diyaariyay.

Dhageyso Warbixint RW cusub ee Britain
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00

XS
SM
MD
LG