Isku xirrada

Nairobi: Booliis Dilay Dhalinyaro Soomaali ah


Ciidamada booliska dalka Kenya, ayaa xalay laba wiil oo dhalinyaro Soomaali aheyd ku dilay xaafadda Islii ee degmada Kamakunji, magaalada Nayroobi. Labada wiil ayaa lagu eedeyay inay ka mid ahaayeen kooxo burcad ah oo Islii ka jira, kuwaas oo dhac iyo dilalba u geysta dadka ku dhaqan Islii oo ay Soomaalida ku jiraan.

Haddaba, Jamaal Axmed Cismaan, ayaa khadka Telefoonka ee magaalada Nayroobi kula xiriirey Wariye Mursal Quulle, oo Nayroobi jooga, waxana u uweydiiyay bal sida ay wax u dhaceen.

XS
SM
MD
LG