Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Nolosha Soomaalida New York


Magaalada New York ee dalka Mareykanka oo ah magaalo ay ku nool yihin dadyow aad u kala duwan, ayna ku yaalaan Saldhigyada ganacsiga iyo kuwa hay’adaha caalamka oo ay QM ugu horeyso, ayna usoo tagaan malaayiin dad ah ayaa haddana ah magaalo ay adag tahay in ay ku noolaadan inta badan qoysaska soo galootiga qaxootiga ah nolosha oo aad u qaali ah awgeed.

Si ka badalan gobolo dhowr ah Soomaalida degan yihiin Mareykanka gudihiisa, dadka Soomaalida ah New York joogo waa tiro aad u yar oo u badan ardey iyo dad u tagay siyaabo kala duwan.

Haddaba Sahra Cabdi Axmed oo booqatey New York Isbuucaan ayaa warbixintaan gaar ah ku eegaysa Nolosha dadka Somalida ah ee magaaladasi.

Warbixin: Nolosha Soomaalida New York
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

XS
SM
MD
LG