Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laba Nin oo Maanta Lagu Dilay Buuhoodle


Buuhoodle
Buuhoodle

Labo nin mid Soomaali yahay kan kalana yahay Itoobiyaan ayaa la sheegay in maanta lagu dilay magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.

Labadan nin ayaa midka Soomaaliga waxa uu darawal u ahaa sida la sheegay ganacsade dhanka Itoobiya degen.

Qaar ka mid ah dadweynaha Buuhoodle ayaa VOA u sheegay in ninka Itoobiyaanka ahsi wayn looga yaqaanay Buuhoodle . Hase yeeshee wali ragaas tafaasiil intaas dheer lagama bixin.

Lama yaqaan cidda ka dambeysay iyo sababta ka dambeysa dilkan labadan nin, mana jirto cid loo qabtay falkaasi lagu dilay labada nin.

XS
SM
MD
LG