Isku xirrada

Warbixin Gaar Ah: Dhismaha Labada Aqal ee Baaralamanka


Shirka Madasha

Shirka Madasha

Dhowaan ayaa la filayaa in maamullada dalka ay soo magacaabaan xubnaha ka mid noqonaya Aqalka Saree e Baarlamaanka oo ka mid ah labada Aqal ee Baarlamaan ee dalku yeelanayo.

Soo magacabaista xubnaha Aqalka Sare ayaa looga fadhiyaa maamullada iyadoo dhowaan shrikii ay madaxda madasha qaran ay ku yeesheen magaalada Baydhaba ay ku heshiiyeen in laba xubnood lagu kordhiyo Aqalkaasi kuwaasi oo la siinayo beelaha Banaadriga.

Dhinaca kale waxaa weli la sugayaa in guddi gaar ah oo la magacaabay ay kasoo talobixiyaan maqaamka Muqdisho.

Haddaba waxaan idiin soo gudbinaynaa warbixino ka kooban laba qaybood oo ku saabsan dhismaha labada Aqal iyo Doorkooda.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya weriyahayaga Khadar Maxamuud Xareed.

XS
SM
MD
LG