Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhinacyada S. Sudan oo Iska-hor-imaad Dhexmaray


Magaalada Jubba ee Caasimadda dalka Suudaanta Koonfureed ayaa waxaa saaka mar kale laga maqlay rasaas culus oo dhexmaraysay ciidamada dowladda madaxweyne Salva Kiir iyo maleeshiyada Riek Machar. Qulqulatooyin dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay dalkaasi ka dhacay ayaa waxaa ku dhintay in kabadan 100 qof. Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday labada dhinac inay colaadda joojiyaan. Warbixintan waxaa inoo haya Ismaaciil Xuseen.

Dhageyso Iska-hor-imaadka Juba
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG