Isku xirrada

Xil. Maryan Cariif: Waa in Sharci Laga Soo Saaraa Kootada Haweenka


Maryan Cariif

Maryan Cariif

Xildhibaan Maryan Cariif oo ka mid ah xubnaha xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka hadashay nidaamka lagu soo xulaayo baarlamaanka Soomaaliya ee soo socda iyo tirada haweenka loo qoondeeyay.

Waxay nagu soo booqatay xarrunta VOA ee Washington, waxana wareysi arrimaha doorashooyinka Soomaaliya soo socda kala yeeshay Ismaaciil Xuseen Farjar.

XS
SM
MD
LG