Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Dilalka Dadka oo Ka Dhacay Kenya


Bannaanbaxyo ayaa shalay ka dhacay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, kaas oo lagaga cabanayey dilkii nin qareen ahaa oo u dhaq dhaaqaaqa xuququda aadanaha Willie Kimani. Kamani, ayaa lala diley mid ka mid ahaa macaamiishiisa iyo dareewal taksi u waday, waxaana dilkaais loo qabtay afar ka tirsna booliiska.

Waa bannanabaxii labaad ee ka dhaca Kenya toddobaadkan gudihiisa. Dilka ninkaasi ayaa waxa uu keenay in ay bulshada Soomaalida ee Waqooyi Bari inay kor u hadlaan, oo ay sheegaan in dhibaatadani ku saabsan dadka la waayo kaidbna maydkood la helo ay muddo dheer soo haysatay. Haaruun Macruuf ayaa warbixintan noo diyaariyey.

Banaanbaxyo Kenya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG