Isku xirrada

Muuqaal: Sida Looga Ciiday Magaalada Kismaayo


Eid Promo

Eid Promo

Magaallada Kismaayo, iyo deeggaanno kale oo ku yaalla Jubbooyinka waxaa maanta looga daabaaldegay ciidul-fitiriga, iyadoo madaxda maamulka Jubbaland ay dadka salaadda Ciidda kala qeybgaleen.

Haddaba sida looga ciiday waxaa warbixintan noo soo diray weriyaha VOA ee Kismaayo Khadar Maxamuud Xareed.

XS
SM
MD
LG