Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Maxaa Loo Weeraray Masjidka Nebiga NNKH?


Saddex weerar oo ismiidaamin ahaa ayaa 24 saacadood gudahood ka dhacay dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Mid ka mid ah weeraradan ayaa ka dhacay magaalada meel u dhow masjidka Nebiga NNKH ee Medina oo ka mid ah meelaha ugu barakeysan dhulka Islamka, iyadoo weliba lagu jiro xilli Ramadaan ah.

Laba ka mid ah weeraradan oo u muuqday kuwo abaabulnaa waa ay guul dareysteen, laakiin kii saddexaad ayaa waxaa ku dhintay afar qof.

Cidina weli ma aysan sheegan laakiin dadka wax odorosa ayaa la xiriirinaya kooxaha argagixisada.

Hadaba Wariyeenna Xuseen Barre Aaden ayaa weeraradaasi ka wareystay Axmed Aaden Dagaal Axmed Safiina oo ku suggan magaalada Makka ee Boqortooyada Sacuudiga.

Fallanqeyn: Weerarkii Sacuudiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

XS
SM
MD
LG