Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo Looga Diyaargaroobayo Ciida


Iyadoo wax ka yar 48 saacadood ay ka harsantahay ciidul fitriga ayaa waxaa diyaar garowga ciidda laga dareemayaa magaalooyinka waaweyn ee guud ahaan dunida Muslimka.

Meelaha laga dareemayo ciidda waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Sidoo kale, Magaalada Boosaaso ee Somalia ayaa diyaargarowga iyana laga dareemayaa diyaargarowga ciidda.

Wariyeyaasheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle iyo Faadumo Yaasiin Jaamac, ayaa warbixinno nooga soo kala diray Muqdisho iyo Boosaaso.

Somalia oo looga diyaar garoobayo ciidda
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG