Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin gaar ah: Habka Soo Xulista Ergooyinka Doorashada


Shirka Madasha
Shirka Madasha

Madaxda Madasha Qaran ee Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in ergooyin tiradoodu dhan tahya 14, 025 ay soo doortaan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo ka kooban 275 xubnood.

Odayaasha dhaqanka ayaa laga sugayaa inay soo xulaan ergooyinka, waxaana xildhibaan kasta la doonayaa inuu codad aqlabiyad ka helo ergooyinka uu soo xulay oday dhaqameedka beeshaasi.

Haddaba waxaan idiin soo gudbinaynaa warbixino ka kooban laba qaybood oo ku saabsan doorka iyo soo xulista ergooyinka.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Xasan-Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Warbixin Qoyste
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:21 0:00
Warbixin: Qoyste 2
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:48 0:00

XS
SM
MD
LG