Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baghdad: Weeraro Dilay ugu Yaraan 80 Qof


Weerar is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaadhi laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lala bartilmaameedsaday goob mashquul badan oo laga dukaamaysto oo ku taalla magaalada Baghdad, waxaaana goobtaas ku dhintay ugu yaraan 75 qof halka ay dhaawacyo kala duwani soo gaadheen in ka badan 130 qof oo kale.

Ururka ISIS ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkaas oo ka dhacay degmada Karrada, waxaana ururku sheegay in la bartilmaameedsanayey Shiicada.
Dadka goobtan ku sugnaa ayaa ahaa kuwo u diyaar garoobayey Ciidda iyaga oo dukaamaysi suuqan u tegey.
Dhageyso Weerarka Baqdaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

XS
SM
MD
LG