Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Shir u Furmay Ganacsatada iyo Dowladda


Muqdisho
Muqdisho

Shir ay leeyihiin Dowladda Soomaaliya iyo Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga hadlayo dhiiri gelinta ganacsiga iyo sidii dowladda Somalia iyo ganacsaada ay isaga kaashan lahaayeen - suuq gayn loo sameeyo wax soo saarka ganacsatada Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirkan waxaa ka qeyb galaya masuuliyiinta wasaaradda ganacsiga ee dowladda, wakiilo ka socda ganacsatada Soomaaliyeed, Baanka aduunka iyo safiirka dowladda Britain u fadhida Soomaaliya.

Wariyeheenna Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inooga soo diray.

Shir u furmay ganacsatada iyo dowladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00


XS
SM
MD
LG