Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Wasiirka Amniga Soomaaliya


Wasiirka amniga qaranka, Cabdirisaaq Cumar
Wasiirka amniga qaranka, Cabdirisaaq Cumar

Barnaamijka Wicitaanka dhegaystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka amniga ee Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar, isaga oo ka jawaabaya suaalo kala duwan oo dhegaystayaashu ka weydiiyo xaaladda ammaanka dalka.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo diyaariyey barnaamijka.

Wicitaanka Dhegaystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:32 0:00

XS
SM
MD
LG