Isku xirrada

Yurub oo Britain ugu Baaqday in la Dedejiyo Kala Gurashada


Samiir Ducaale

Samiir Ducaale

Wasiirada Arrimaha Debedda ee lixda dal ee aasaasay Midawga Yurub ayaa kulan ku yeeshay dalka Jarmalka iyaga oo ka wada hadlay go'aanka ay qaateen shacabka reer Britian, waxayna ku baaqeen in si degdeg ah loo bilaabo kala gurashada Britian iyo Midawga Yurub.

Samiir Ducaale oo aqoon u leh Arrimaha Yurub isla markaana ku sugan Sweden ayaa falanqaynaya kulanka Wasiirada iyo waxa ka soo baxay.

XS
SM
MD
LG