Isku xirrada

Qarax Ka Dhacay Hotel Naasa Hablood 1


Qarax Muqdisho

Qarax Muqdisho

Hotel Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhoweyd ka dhacay qarax xooggan, kaasoo ay daba socotay raraas culus oo laysku weydaarasady gudaha Hotelka.

Qaraxa ayaa la sheegay in ay geysteen kooxda al-Shabab. Ilaa iyo hadda ma kala cadda qasaaraha ka dhashay qaraxaxaasi maadaama ay wali xaaladdu kacsan tahay.

XS
SM
MD
LG