Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Britain oo ka Hadlay Ka Bixitaanka EU


brexit
brexit

Dadweynaha Biritan ayaa u codeeyey inay ka baxaan Midowga Yurub. Dadka usoo baxay inay codkoda dhiibtaan ayaa sarreeyey, waxaana 52% guushu ku raacday ololaha doonayey inay ka baxaan UK.

Ka bixitaanka Yurub ee Midowga Yurub ayaa dhul gariir siyaasadeed ka abuuray Brittan gudaheeda iyo welba qaaradda Yurub.

Go’aankan wuxuu sidoo kale saameyn ku yeelanayaa dadka soo galootiga ah ee Soomaalida ay ku jirto, gaar ahaan kuwa UK ka soo galay dalalka kale ee Yurub.

Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan ku eegeysa saameynta arrintan ee Soomaalida.

Soomaalida iyo Brexit
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00

XS
SM
MD
LG