Isku xirrada

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ammaanka gobolka Woqooyi Bari Kenya, oo dhowr mar ay horey uga dhaceen weeraro ay fuliyeen maleeshiyada Al-Shabaab.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

XS
SM
MD
LG