Isku xirrada

Dad Cudurka Shubanka Ugu Dhintey Baladweyne


Magaalada Baladweyne waxa ka dillaacay cudurka Shuban Biyoodka, iyadoo tiro dad ah ay u dhinteen cudurkaasi, waxana Cisbitaalka magaalada la dhigay dad la ildaran shubanka.

Xuseen Xasan Dhaqane, ayaa warbixintan Baladweyne ka soo direy.

XS
SM
MD
LG