Isku xirrada

Barnaamijka Qurbe: Soomaalida Sweden iyo Norway


Vasteras, Sweden

Vasteras, Sweden

Dalalka Norway iyo Sweden ayaa sharciyada u diiday qaar badan oo ka mid ah Soomaalida dalalkaas qaxooti ahaanta ku tagay. Sidoo kale qaarkood ayaa laga saaray guryihii ay degenaayeen.

Arrimahan ayaan ku eegeynaa barnaamijka qurbe ee toddobaadkan, waxaana soo jeedineysaa Sahra Cabdi Axmed.

XS
SM
MD
LG