Isku xirrada

Martida: Xildhibaan Ruqiya Ismaaciil


Martida Makrafoonka

Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxa marti ku ah Ruqiya Ismaaciil oo ka mid ah golaha deegaanka Holloway ee magaalo-weynta London, waxayna ka hadlaysaa dilkii toddobaadkan loo geystay Miss. Cox oo ka tirsaneyd baarlamaanka Britain.

Barnaamijka waxa inoo haya Ridwan Xaaji Cabdiwali.

XS
SM
MD
LG