Isku xirrada

Magaalada Boorama ee gobolka Awdal, xilliyadan dambe waxaa sare u kacay isticmaalka kalluunka, taas oo dhalinyaro badanna ku dhiirigelisay inay u leexdaan inay ka ganacsadaan iibkiisa kaluun ay ka keenaan dekedda Berbera.

Haddaba weriyaha VOA ee Boorama Haashin Sheekh Cumar Good ayaa waraysi la yeeshay Cabdullaahi Nuux Xasan oo ka mida masuuliyiinta sarsare ee shirkadda kalluunka ee Horn Fishing.

XS
SM
MD
LG