Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xanuunka Kaduuiyaha oo ku sii Fidaya Soomaaliya


Caduceus drawing, over US National Institutes of Health logo on texture, partial graphic
Caduceus drawing, over US National Institutes of Health logo on texture, partial graphic

Xanuunka kala goysyada xubnaha jirka iyo Murqaha dadka ka abaara oo ay Soomaalidu u taqaan kaduudiye ayaa bilihii u dambeeyay fara ba’an ku hayay dadka ku nool magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda.

Haatan, Xanuunkan oo luuqadda caafimaadka loo yaqaan- Chikungunya (chik-en-gun-ye) ayaa ku fiday qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee gobolada Somalia. Meelaha laga soo sheegayo waxaa ka mid ah magaalooyinka Beledweyne iyo Beledxaawo ee gobolada Hiraan iyo Gedo.

Hadaba xanuunkan iyo waxa uu yahay iyo sida looga hortagi karo ama loo daweyn karro ayaa wariyeheenna Ibrahim Xasan Daandurey waxa uu ka wareystay Dr. Calas Cabdikarim oo ah dhaqtar Cudurada Guud ku takhasusay kuna suggan Magaalada Katarinaholm ee dalka Sweden.

Wareysi: Xanuunka Kaduudiyaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

XS
SM
MD
LG