Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama: Weerarkii Orlando Waa Fal Argagixisnimo


Obama Orlando shooting
Obama Orlando shooting

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa weerarkii subixii hore ee Axadda xilliga Mareykanka ka dhacay magaalada Orlando ee gobola Florida ku tilmaamay fal argagixiso, islamarkaasina ku saleysan naceyb.

Weerarkaasi oo si aan loo aaba yeelin dad ku caweynayay baar rasaas loola beegsaday, ayaa noqonaya kii ugu xuma ee abid taariikhda Mareykanka soo mara tan iyo weerarkii 11-kii September. Golaha Muslimiinta Mareykanka, aya sidoo kale weerarkaasi cambaareeyay. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixin nooga diyaariyay. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan noo faahfaahinaya.

Dhageyso Obama oo Cambaareyay weerarka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

XS
SM
MD
LG