Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Xildhibaan Maxamed-Amiin Xasan


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Xog-hayaha Guddiga Caddaaladda ee baarlamaanka Somalia, Maxamed-Amiin Xasan Cabdullahi oo ka haldaya waxa keenay in baarlamaanka Somalia uu hadda ansixiyo Maxkamadda Dastuuriga ah. Waxa mas'uulka su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA ee meelo kala duwan oo dunida ah jooga. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo diyaariyay islamarkaasina idin la socodsiinaya barnaamijka.

Dhageyso Barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:21:24 0:00

XS
SM
MD
LG