Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Prof. Cali Sheekh Axmed Abubakar


Martida Makrafoonka
Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Prof. Cali Sheekh Axmed Abubakar.

Prof. Cali waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA oo meelo kala duwan oo dunida ah ku nool.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey, soona jeedinaya wariye Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Dhageyso Barn. Martida Mikrofoonka.
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:49 0:00

XS
SM
MD
LG