Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNHCR: Beesha Caalamku way Ku Guuldaraysatay Maalgashiga Soomaaliya


Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku guuldarraysatay inay maalgelin ka samayso Soomaaliya, si fursad loo siiyo qaxootiga kusoo laabanaya waddanka.

Flippo ayaa hadalkan sheegay kadib markii uu shalay booqasho ku tagay xeryaha qaxootiga ee dhadaab.

Dhinaca kalena safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa isna ka hadlay kulankii dhawaan dhex maray labada dawladood ee Kenya iyo Soomaaliya ee lagaga hadlay arrimaha qaxootiga iyo xidhiidhka labada dal.

Warbixino amuurahaas ku saabsan xagga hoose ka dhegeyso.

Warbixinta Qaxootiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:42 0:00

XS
SM
MD
LG