Isku xirrada

Baarlamaanka oo Ansixiyey Xeerka Max. Dastuuriga


Xildhibaanada Soomaaliya

Xildhibaanada Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharciga dhismaha maxkamafdda dastuuriga ah ee Soomaaliya oo in muddo ah ay madaxda Soomaalidu sheegeen in jiritaan la’aanteedu ay keentay is qabqabsi dhinaca awoodda ah.

Haddaba faahfaahinta warkaas xagga hoose ka dhegeyso.

XS
SM
MD
LG