Isku xirrada

Ganacsi Jalaato oo Nooc Cusub Ah oo ka Jira Boosaaso


Boosaaso

Boosaaso

Iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan, ayaa magaalada Boosaaso oo ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee heer kulkoodu sareeyo, ayaa nin dhallinyaro ah ku soo kordhiyay magaalada ganacsi cusub.

Maxamuud Cali Shire, waxa uu jallaato iyo cabitaanno cusub ku wareejiyaa magaalada Boosaaso dhexdeeda.

Waxa uu dhawaan ka soo laabtay dalka Britain oo uu muddo ku nool, si uu dalka ganacsi uga billaabo.

Wariyah VOA ee Boosaaso Yusuf Maxamuud Yusuf, ayuu u waramay Maxamuud Cali Shire.

XS
SM
MD
LG