Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Doorka Turkiga ee Arrimaha Somalia


Sidii aad idaacadaheennii xalay iyo shalay ku dhageysateen, Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa booqashaddiisii sadexaad Somalia ku tagay Jimcihii shalay.

Taasoo soo afjartay, socdaal uu ku marayay dalal ku yaala Bariga Africa, waxaase intii uu muqdisho joogay xarrigga ka jaray, Safaraadda ugu weyn ee uu Turkigu ku leeyahay dunida iyo xarun caafimaad.

Hadaba Safaaraddan cusub ee Turkigu ka furtay Muqdisho maxey uga dhigantahay xiriirka labada dal. Wariyehenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan ku eegaya.

Warbixinta oo maqal ah halka hoose ka dhageyso:

Dhageyso Warbixin Doorka Turkiga ee Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00

XS
SM
MD
LG