Isku xirrada

Madasha: Dhalinyaro Isu-Xilqaantay Wacyigelinta Xanuunada Dhimirka


Dhaqdhaqaaqa Wacyigelinta Xanuunada Dhimirka/Hersare

Dhaqdhaqaaqa Wacyigelinta Xanuunada Dhimirka/Hersare

Dhalinyaro ku kala nool daafaha caalamka ayaa baraha isgaadhsiinta bulshada ka bilaabay olole wacyigelineed oo ku saabsan dadka ay ku dhacaan xanuunada dhimirka.

Dhalinyaradan ayaa markii dambe sameeyey urur ay ugu magacdareen Hersare kaas oo qabtay kulano dadweyne oo wacyigelin u badan oo kala kala dhacay meelo badan oo caalamka ah.

Samiira Maxamed Barre oo ku nool dalka Qadar waa Guddoomiyaha ururka halka Suhuur Maxamed Bayle oo ku nool London ay tahay ku xigeenka Ururkaas, waxay labadooduba ka qayb qaateen barnaamijka Madasha Dhalinyarada.

XS
SM
MD
LG