Isku xirrada

Faaqidaadda: Kiiska Soomaalida Lala Xiriiriyey ISIS ee Minnesota


Magaalada Minneapolis waxaa ka furmaya mar kale dhagaysiga maxkamadda ku socota saddex dhalinyaro ah oo loo haysto inay qorshaynayeen inay ku biiraan ururka Daacish.

Barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka, waxaan ku eegeynaa arrintaas. Waxaa soo jeedinaysa oo magaalada Minneapolis kusoo qabatay Falastiin Axmed Iimaan

XS
SM
MD
LG