Isku xirrada

Minnesota: Dhageysiga Dacwadda 3 Wiil oo Weli Socota


Dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah saddex dhalinyaro ah oo ku eedaysan inay doonayeen inay ku biiraan ururka Daacish ayaa weli ka socota magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota. Dhagaysigii shalay waxaa su’aalo la weydiinayey mid ka mid ah dhalinyada qiratay inay doonayeen inay u safraan Siiriya, haatanna ku markhaati furaya saddexda dhalinyarada ah. Haddaba dhageyso warbixinno ku saabsan dhageysiga maxkamaddaas.

XS
SM
MD
LG