Isku xirrada

War Deg-Deg ah

MD. Xasan: AMISOM Way Ka Baxayaan Muqdisho Stadium


Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay si rasmi ah ugu wargelisay ciidamada nabad ilaalinta AMISOM inay ka baxaan garoonka ciyaaraha ee Istaadiyam Muqdishu oo ay muddo sannado ah saldhig ka dhigteen ciidankaasi.

Madaxweynaha, ayaa ka hadlay kulan ka dhacay xalay Muqdishu oo uu kaga jawaabay su’aalo ay weydiinayeen xubno ka tirsan dhalinyaradan. Weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdishu.

Md. Xasan: AMISOM haka baxaan garroonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG