Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: NUSOJ oo Dooratay Hoggaan Cusub


Hoggaanka NUSOJ
Hoggaanka NUSOJ

Shirweynihii qaran ee inta badan suxufiyuyinta Soomaaliyeed ay ku lahayaeen magaalada Mqudisho muddo laba todobaad ah ayay ku doorteen hogaanka sare ee ururka Suxufiyiinta Qaran ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan NUSUJ.

Doorashadan ayaa timid ka dib markii muddo saxafiyiintu ay u kala jabnaayeen dhinacyo iska soo horjeeda oo mid waliba uu sheeganayay inuu isaga ahaa kan xaqqa ah ee matalayey suxufiyiinta.

Guddoomiyaha ururkan ayaa waxay Suxufiyiintu si daah furan u doorteen, Maahir Jaamac Aden waxaana xoghayaha Guud ee NUSUJ loo doortay Maxamed Ibraahim Macalimuu.

Hadaba wariyahayna Magaalada Muqdishu Cabdulqaadir Mamxaed Cabdulle ayaa doorashada kadib wareysi la yeeshay Macalimuu.

Wareysi: Xoghayaha cusub ee NUSOJ
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG