Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin Dheeri ah: Weerarkii Shalay ka Dhacay Bariire


Ciidamada Kenya
Ciidamada Kenya

Waxaa maanta deggan xaaladda deegaanka Bariire oo ka tirsan degamada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, ka dib howlgal military oo ay shalay halkaasi ka sameeyeen ciidamada dowladda Somalia, kuwa Amisom, iyo dayuuradaha quumatiga u kaca ee Helicopters-ka oo hawada ka taageerayay.

Gudoomiyaha degmada Aw-dheegle, Maxamed Aweys Abukar ayaa markii ugu horaysay faah faahin ka bixiyay weerarkaasi shalay dhacay.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 3 ka tirsan saraakiisha ururka Al-Shabaab, kuwaas oo lagu qabtay howlgalkii shalay ka dhacay tuulada Bariire.

Wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa warreystay guddoomiyaha Bariire.

Faahfaahin: Weerarkii Bariire
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG