Isku xirrada

Saameynta Howlgallada Shabeellaha Hoose


Guddoomiyihii hore ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in duqeynta diyaaradaha Maraykanka iyo howlgallada ka dhanka ah al-Shabaab ee ka socda gobolka Shabeellaha hoose ay xaalad bini'aadannimo oo daran ku reebeen dad rayid ah oo halkaasi ka qaxay.

Cabdiqaadir Siidii, wuxuu dhinaca kale sheegay in awooddii al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose ay wiiqantay sababo ay ugu wacan tahay howlgallada halkaasi ay ka wadaan ciidamada dowladda, AMISOM oo labadooduba taageerro ka helaya diyaaradaha Maraykanka.

Dhageyso wareysiga Cabdiqaadir Siidii.

XS
SM
MD
LG