Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan: Waan Cafinayna Dhalinta ka Baxda al Shabaab


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta mar kale ku celiyay in dowladdiisu ay cafis u fidinayso dhalinyarada ka tirsan ururka al-Shababa ee kooxdaasi ka soo baxa.

Madaxweynaha ayaa balanqaaday inaan cidna dhibaatayn doonin dhalintii ku dhiirata inay al-Shabaab ka soo baxdo.

Hadalkan ayuu madaxweyne Xasan ka sheegay munaasabad maanta lagu xusayay maalinta dhalinyarada Soomaaliya ee 15 May oo Muqedisho lagu qabtay.

Warbixntan waxaa Muqdisho ka soo diray Axmed Xasan Colaad.

Dhegayso: Warbixin ku saabsan Xuska 15ka May
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG