Isku xirrada

Cawayska Washington iyo Hiba Nuura


Asha Cuud iyo Hibo Nuura

Asha Cuud iyo Hibo Nuura

Barnaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qayb ka mid ah silsilaadii Dhalanteed oo dhibaatada tahriibka ka hadlaysa iyo waraysi aanu la yeelanay Fanaanadda caanka ah ee Hibo Maxamed (Hiba Nuura).

Qaybtan u horreysa ee wareysiga, waxay Hibo Maxamed kaga sheekeyneysaa taariikhda iyo qisada dhabta ah ee ay ku fadhido heesta KAFTAN oo ka mid ah heesaha qiimaha leh ee ay qaaddo Hiba Maxamed.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG