Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi Ka Socda Kenya Oo Tagay Baydhaba


Bartamaha Baydhaba
Bartamaha Baydhaba

Wafdigan ayaa booqday goobo ka mid ah magaalada, waxeyna la kulmeen masuuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Wafdi ka socda baarlamanka Kenya oo ka kooban saddex xildhibaan ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Wafdigan ayaa booqday goobo ka mid ah magaalada, waxeyna la kulmeen masuuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Xildhibaanada waxaa ka mid ah Ilyaas Barre Shiil, oo laga soo doorto gobolka Waqooyi Bar Kenya ee Soomaalida ay degto.

Wariyeheenna Bayadhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa ka wareystay booqashooda iyo arrinta la xiriirta dhawaqa dhawaan ka soo yeeray dowlada Kenya ee xiritaanka xeryaha Qaxootiga.

Wareysi: Xildhibaan Ilyaas Barre
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG