Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Cruz Oo Ka Haray Doorashada USA


Ted Cruz
Ted Cruz

Sababaha uu Ted Cruz uga baxey baratanka iyo halka iminka ay waxa marayaan, ayaa waxaa fallanqeynaya Cabdiraxmaan Yabarow.

Doorashadii shaley ka dhacdey gobolka Indiana ee dalka Mareykanka ayaa waji cusub u yeeshey hannaankii uu tartanka u socdey, gaar ahaan dhinaca Xisbiga Jamhuuriga, kadib markii uu Senator Ted Cruz oo ahaa midka kaliya ciriiriga ku hayey maalqabeenka Donald Trump uu doorasahadii ka baxey.

Cruz ayaa taageerayaashiisa ugu sheegay magaalada Indianapolis in “Waddadii uu guul ku gaari lahaa ay soo xirantay”, isaga oo intaas ku daray in codbixiyayaasha ay doorteen waddo kale.

Sababaha uu Ted Cruz uga baxey baratanka iyo halka iminka ay waxa marayaan, ayey Falastiin Axmed Iimaan oo ka tirsan VOA ka wareysatey Madax Laanta Af Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxman Yabarow oo si aad ah ula socda doroashooyinka Mareykanka.

Fallanqeyn: Cruz oo ka haray doorashada USA
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00

XS
SM
MD
LG