Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Gabar Isku Gubtay Jasiiradda Nauru


Nauru
Nauru

Xaalada caafimaad ee gabadhii Soomaalida ahayd ee is gubtay ayaa laga deyrinayaa iyadoo lagu daaweeynayo cusbitaal ku yaala magaalda Brisbane ee Australia.

Wasiirka socdaalka ee Australia ayaa arrintan ka hadlay, iyadoo dadka reer Australia oo baraha bulshada fikirkooda ku muujinaya sheegeen in aaney raali ka ahayn sida loola dhaqmayo qaxootiga lagu hayo jasiiradaha oo ay ku jiraan Soomali kuwaasi oo tiradooda lagu qiyaasayo ilaa 800 oo qof.

Ibrahim Xasan Daandurey ayaa arrintaasi ka wareeystay wariye Ibraahim Cumar Baafe oo ku sugan magaalada Melbourne.

Xaaladda Gabar Isku Gubtay jasiiradda Nauru
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

XS
SM
MD
LG