Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shan Sano Kadib Geeridii Osama Bin Laden


Osama Bin Laden
Osama Bin Laden

Maanta waxaa shan sano ay kasoo wareegtay markii ciidamada gaarka ah ee Maraykanka ay magaalada Abbottabad ee dalka Pakistan ku dileen Osama Bin Laden.

Maanta waxaa shan sano ay kasoo wareegtay markii ciidamada gaarka ah ee Maraykanka ay magaalada Abbottabad ee dalka Pakistan ku dileen hoggaamiyihii ururka Al-Qaacida Osama Bin Laden.

Xarunta sirdoonka Maraykanka ee CIA ayaa munaasabaddaa ku xustay iyadoo si faahfaahan barteeda twitter-ka ugaga sheekaysay dilkaasi waxayna taasi soo jiidatay dhalliil iyo taageero labada.

Haddana xaaladda la dagaalanka ururrada xagjirka ah waa sidee shan kadib dilka hoggaamiyahaasi?

Maxamed Cabdi Xasan ayaa su’aashaais weydiiyey Ibraahim Macallin Cabdullaahi oo arday ka ah Jaamacadda Islamic International University in Islamabad, Pakistan ee dalka Pakistan.

Shan sano kadib geeridii Bin Laden
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

XS
SM
MD
LG