Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Dib U Gurashada Ciidanka Dowladda


Askar ka tirsan ciidamada dowladda
Askar ka tirsan ciidamada dowladda

Maalintii shalay ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday degmada Ruun Nirgood ee Gobolka Shabelelda Dhexe oo ay saacado un haysteen ciidamada dawladda, halkaasi oo ay ku dileen in ka badan 20 askarta dawladda ah.

Ka sokow weerrarada Al-Shabaab, ciidamada xoogga Dalka ayaa dhawaan waxa ay deegaano cusub ka qabsadeen Al-Shabaab, balse meelaha ay qabsadeen qaarkood ayaa ciidamada ay dib uga soo baxaan iyadoo Al-Shabaab ay si dhib yar dib ugu qabsato.

Dagaalkii dhawaan ka dhacay Ruunirgood waxaa ku dhintay askar badan oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, waxaana jira eedo la xiriira in ciidanamada aysan helin gurmadkii ay u baahnaayeen.

Haddaba maxay tahay sababta waxaan su'aashaasi aan weydiiyay Axmed Macallin Fiqi agaasimhii hore ee Nabadsugidda Qaranka.

Wareysi: Axmed Macallin Fiqi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00

XS
SM
MD
LG