Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Xirtay Dad Dadka Tahriibiya


Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen 22 qof oo ku eedaysan inay dadka ka tahriibiyaan deegaanada Somaliland.

Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay inay dadkan ku hayaan cadaymo muujinaya inay yihiin ma Gafayaal ama tahriibiyeyaal isagoo intaasi ku daray inay sharciga hor geyn doonaan dhamaan dadkan.

Dadka la qabtay qarakood, ayuu taliyaha sheegay in lagu qabtay dokumentiyo been abuur ah oo dadka lagu safriyo iyo sawirrada dadka ay tahriibinayeen qaarkood.

Weriyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa wareystay Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Somaliland oo xirtay Dad dadka Tahriibiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00

XS
SM
MD
LG