Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismayo: Tartan loo Qabtay Dadka Naafada ah


agaalada Kismaayo waxaa manata lagu qabtay tartan Orad ah oo loo qabtay dadla naafada ah ee ku socda Baaskiilka/Bushkuleetiga.

Dadka nafada ah ee tartanka ka qeyb galay ayaa kala soday shanta xaafadood ee magaalada Kismaayo, waxaana iyagoo Bushkuleetiga ku ordaya ay ordeen masaafo dhan 150m

Tartanka waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha bulshada Jubbaland.

Wariyaha VOA ee Kismaayo khadar Maxamuud Xareed oo goobjog ka ahaa tartanka ayaa la kulmay dadkii ka qeyb galay iyo kuwii soo qaban qaabiyay.

Dhageyso tartanka curyaamiinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00

XS
SM
MD
LG